Make your own free website on Tripod.com
 
Last News

***NAIROBI, 14 Feb 2002 (IRIN) - The town of Bardhere, 400 km west of Mogadishu, is reported to be generally calm two days after heavy fighting broke out there, local sources told IRIN on Thursday***

[Xasan Abshir Faaxax] Welcome To Guuleed Homepage:


Reysal wasaaharaha DKM oo ku dhawaaqey dowlad cusub

Guuleed Mohamed Osman

Reysal wasaaraha DKM Xasan abshir faarxax oo magacaabey dowlad cusub oo ka kooban 31 xubnood, arintaa ayaa markiiba kici sey guux aad u weyn oo ilaa iyo meelwalba gaarey, waxaa qabiil walaba is weydiiyey yaa noogu jira anaga, yaa na metela anaga, nejiska nejisku dhaley nama metelo, iyo hadalo ciidaan ka badan, waxaba yaanan warka idin ku daalinine iga hooyo maxaysatadii la soo magacaabey.



Magaca Wasaaradda




1- Dr. Maxamuud Faarax Cumar (Indha-buur)
Caddaaladda, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.

2- Dr. Daahir Sheekh Maxamed (Daahir Dayax)
Arrimaha Gudaha iyo Horumarinta Reer Miyiga.

3- Dr. Yuusuf Xasan Ibraahim (Dheeg)
Arrimaha Dibadda.

4- Jen. C/wahaab Maxamed Xuseen
Gaashaandhiga

5- Dr. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen
Maaliyadda.

6- Dr. Xuseen Ceelaabe Faahiye
Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

7- Dr. Sayid Axmed Sheekh Daahir
Xannaanada Xoolaha.

8- Dr. Yuusuf Macallin Amiin (Baadiyow)
Warshadaha.

9- Dr. Axmed Maxamed Xandulle
Macdanta iyo Biyaha.

10- Dr. Maxamed Warsame Cali
Howlaha Guud.

11- Dr. Cabdi Guuleed Maxamed
GaadiidkaCirka iyo Dhulka.

12- Dr. C/weli Jaamac Maxamed
Gaadiidka Badda iyo Dekedaha.

13- Eng. C/casiis Sheekh Mukhtaar
Sayniska iyo Teknoolejiyadda.

14- Prof. Cabdiraxmaan Aadan Ibraahin (Ibbi)
Warfaafinta.

15- Dr. Maxamed Nuureyni Bakar
Caafimaadka.

16- Dr. Xuseen Maxamed Cusmaan (Jumbur)
Waxbarashada iyo Barbaarinta.

17- Dr. Sakariya Maxamuud Xaaji Cabdi
Tacliinta Sare.

18- Mudane C/llaahi Maxamed Shirwac
Shaqada iyo Badbaadada Shaqaalaha

19- Dr. C/casiis Mukhtaar Qariidi
Dhallinyarada iyo Isboortiga.

20- Dr. Maxamed Nuur Jiley
Dowladaha Hoose

21- Dr. Xasan Faarax Xujaale
Dalxiiska iyo Badbaadada Duurjoogta

22- Mudane Cumar Xaashi Aadan
Lacagta.

23- Dr. Maxamed Meydhane Buraale
Dib u heshiisiinta iyo Xallinta Khilaafaadka.

24- Dr. Cali Cabdiraxmaan Xersi
Dastuurka ee Federaalka.

25- Dr. Abuukar Cabdi Cusmaan
Bii'ada iyo La Dagaallanka Nabaadguurka.

26- Drs. Seynab Aweys Xuseen
Haweenka iyo Qoyska.

27- Mudane Cali Mursal Maxamed
Hiddaha iyo Dhaqanka iyo Fanka.

28- Dr. C/qaadir Aw-Yuusuf Maxamed
Dib u dhiska iyo Guriyeynta.

29- Eng. C/qaadir Maxamed Cabdulle (Madexey)
Arrimaha Naafada iyo Dhaqan-celinta.

30- Dr. Saciid Warsame Abokor
Tamarta iyo Korontada.

31- Mudane Axmed C/llaahi Jaamac (Daakir)
Arrimaha Jaaliyadaha Dibadda iyo Qaxootiga.





Dadkan wasiirada loo magacaabey, magacyadoodu horey ayey nooga bateen waa maxaystadii wadanka dhiba uu maata ku jiro badey, boqolkiiba 99 waa dadkii xukunkii maxamed siyaad ku jirey, wadankuna ma hagaagaayo ilaa maxaystadaa ilaahey nooga miciino.



Try My Fast URL: http://clix.to/sanweyne
Fast URL provided free by
   Bravenet
Web Services

Bravenet.com
    







 
 
 
Waxaad Tahay Booqdihii

Copyright ©2000-2001
Guuleed.tripod.com