Make your own free website on Tripod.com
 
 
News Wararkii

 


Mr Guuleed AADAN GABYOOW OO U ANBABAXAYA DALKA MARAYKANAKA.

By Guuleed M.Osman
m_hotmail.com

Wararka naga soo gaaraya magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in la filaayo maalmaha soo socda in uu ka ambabaxao halkaas Aadan C/Laahi Nuur Gabyoow, waxayna wararku sheegayaan in uu ku sii jeedo dalka Maraykanka. Ilaa iyo hada lama cadeyn sababta socdaalkiisa dhalisay hasae ahatee warar ku dhow dhow ayaa sheegaya inn uu sababo caafimaad u aaday, inkastoo wararka qaarna ay sheegayaan in uu booqasho ugu tagayo Reerkiisa oo uuna in mudo ah arag, degana dalka Maraykanka. Janaraal Gabyoow wuxuu xubin ka yahay Golaha SRRC, wuxuuna horay u ahaa Gudoomiyaha Ururka SPM.

By Guuleed Mohamed Osman


 





 
 
Copyright ©2000-2001
Guuleed.tripod.com