Make your own free website on Tripod.com
 


***BBC Monitoring Service - United Kingdom; Feb 28, 2002 Golaha la magac baxay SRRC iyo dowlada Ethiopia ayaa ku shiryaya magaalada Dirirdhabe ee wadanka Ethiopia, nin u hadley wasaarsada arimaha dibada ee Ethiopia ayaa sheegey inuu shirka ku saabsan yahay arimaha dibu heshiisiinta Somaliya, waxaa kaloo la sheegaya in Xuseen Caydiid uu la wareegey gudomia nimada ururka SRRS.***


Bravenet.com

[Xasan Abshir] Welcome To Guuleed Homepage




Xassab Abshir oo magacaabay xeen wasiiro cusub ah


Xasan Abshir oo magacaabiy 30 wasiir oo kale, markii horena wuxuu magacaabey 31 wasiir, hada tirada golaha wasiiraha waxaa weeyey 61, weli fari kama qodana, waayo mar ay BBC wareysatay wuxuu ku jowaabey (waxaa la igu yiri xasanoow cidkastaba waa iney meesha iska aragtaa, waxaa layiri qofkasta ku dar). Bal warkaa usii dhabagala waxaa la igu yiri? ninkaa ma idin layahay nin madax banaan oo umada soomaaliyeed lagu aamini karo???. Waxaase cadaatey warar waayahaanba la is dhaxwadey oo oranayey hadii uu cabdiqaasim hadal ku yiraahdo intuu fadhiga ka boodo ayuu wuxuu ku jowaabaa waayahay taliyoob. Iga gudooma magacyadan anigu wasiiro uma aqaano yaahidaane.




Magacyada
Wasaaradaha
01 Cabdikarin Axmad Cali Wasiirka xiriirka Baarlamaanka
02 C/waaxid Cilmi Goonjeex Wasiirka Beeraha
03 Xussein Saalax Muuse Wasiiru dowlaha Madaxtooyada
04 Cabdullahi Jaamac Cali Wasiiru dowlaha Boostada & Isgaarsiinta
05 Cabdalla Boos Axmad Wasiiru dowlaha Gaadiidka & Badda
06 Yusuf Cabdullahi Kaahiye Wasiiru dowl. dib u dhiska iyo guriyeynta
07 Xassan Muuse Xersi Wasiiru dowlaha Macdanta iyo Biyaha (1aad)
08 Daahir Warsame Yusuf Wasiiru dowlaha maaliyadda
09 Xussein C/salaan Maxamed Wasiiru dowlaha Qorsheynta
10 Cadaawe Xaaji Muuse Wasiiru Dowlaha Sayniska iyo Tiknoologiyada
11 Maxamed Yalaxow Maalin Wasiir dowlaha shaqada iyo shaqaalaha
12 Cabdi Maxamed Fiidow Wasiir dowlaha beeraha (1aad)
13 Abukar Sh. Yusuf (HUU) Wasiiru dowlaha arrimaha Dibadda
14 Xussein Cabdulle Cali Wasiiru dowlaha Lacagta
15 Cali Nuur Cumar Wasiiru dowlaha gaadiidka Cirka iyo dhulka (1aad)
16 Maxamuud Cali Xassan Wasiiru dowlaha arrimaha Gudaha
17 Cali Maxamed Caraale Wasiiru dowlaha Dastuurka iyo Federaalka
18 Cali Maxamed Fiiqow Wasiiru dowlaha Howlaha Guud
19 Xassan Xaaji Axmad Wasiiru dowlaha dib u heshiisiinta
20 Axmad Diiriye Maxamed Wasiiru dowlaha arrimaha xukuumadda
21 Daahir Sh. Khalif Wasiiru dowlaha dowladda Hoose
22 Maxamed Daahir Afrax Wasiiru dowlaha Iskaashiga Caalamka
23 Cali Xaaji Maxamud Wasiiru dowlaha Jaaliyadda Dibadda
24 Mire Xaaji Faarax Wasiiru dowlaha kaluumeysiga
25 C/rashiid Suudi Deerow Wasiiru dowlaha warshadaha
26 Cabdi Cali Xassan Wasiiru dowlaha dhaqanka iyo fanka
27 C/wali xersi Cabdulle Wasiiru dowlaha tamarta & Korantada
28 Maxamed Faarax Canshuur Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda
29 Cusmaan X. Maxamud (Dufle) Wasiiru dowlaha Caafimaadka
30 Maxamed Xassan Daryeel Wasiiru dowlaha warfaafinta



Join the mailing list
Enter your name and email address:
Name:
Email:  
Subscribe      Unsubscribe





 
 
 
Waxaad Tahay Booqdihii

Copyright ©2000-2001
Guuleed.tripod.com